Berbera, (HargeisaPress) — Proff. Axmed Ismaaciil samatar oo Socdaal ku maraya Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada dekedda ah ee Berbera, halkaas oo uu khudbad ku saabsan siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somaliland uga jeediyey Ardayda dhigata jaamacadda Badda ee Magaaladaasi.