Hargeysa, (HargeisaPress) — Madax dhaqameedka Sool iyo Sanaag oo Taageeray Heshiiskii Nabada ee Maanta lagu soo Afmeeray Deegaanka Coodanle ee beryahanba halkaas ka socday. Waxa Shirkani uu ahaa mid qabsoomay xilli loo baahnaa oo ay dadka Walaalaha ah ee halkaas deggani ay garawsadeen inay heshiiyaan.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com