Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Gobolka Salal ayaa meesha ka saaray warar sheegayay in Ciidamada Sirdoonka Jabuuti Gudaha Somaliland dad ka kaxaysteen. waxa uu sidoo kale sheegay inay jiraan Baahiyo dhinaca Caafimaadka iyo Biyaha ah oo gobolkaasi ka jira, isagoo sheegay in Dhakhtarkii Saylac Xidhan yahay.
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa