Hargeysa, (HargeisaPress) —Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxaa loo qaybiyey xeerka Diiwaangelinta Qaranka.
HALKAN KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com