Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi waxay warbixin kaga dhegaysteen Guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi, sidoo kalena waxaa xildhibaanada loo qaybiyey xeerka Aids-ka Qaranka.
HALKAN KA DAAWO