Daawo Muuqaal: Dhul Dawladeed Ma Hadhin Marka Laga Reebo Idaacadda Iyo Gurigii Xisbiga” Sheekh Aadan Siiro.

0
816

Hargeysa, (HargeisaPress) —Khudbadii Jimcaha ee maanta ayuu Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” si wayn ugaga hadlay iibka xadhiga goostay ee ay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ku hayso dhulkii iyo guryihii dawladda. Sheekha oo tusaale usoo qaatay sida aanay xukuumaddani waxba u hambayn ayaa sheegay in dhulkii dawladda ay ka hadhsan yihiin uun Idaacadda iyo dhismihii Xisbiga.

 

 

 

 

 

 

Hoos ka daawo khudbadda Sheekha oo dhameystiran:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here