Hargeysa, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirkada wasaaradda arimaha Gudaha iyo Macdanta iyo Tamarta ayaa ka qayb galay munaasabad ah tii ugu horaysay ee Nooceeda ah ee Somaliland lagu qabto, taasoo ay Daladda SONSAF ku soo bandhigaysay kheyraadka Wadanka, gaar ahaan shidaalka iyo Baadhitaankiisa.
Halkan Ka Daawo
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com