Daawo Muuqaal: Dadweynaha Gobolka Sool oo Ka Hadlay Waxqabadka Xaglo-Toosiye

0
1047

news h press2laascanood, (HargeisaPress) — Maamulka Gobolka iyo Dadweynaha Gobolka Sool ayaa ka markhaati kacay in Wasaaradda caafimaadku tahay ta ugu waxqabadka badan wasaaradaha Dalka marka laga hadlayo waxyaabaha ay ka qabteen Gobolkaasi mudadii labada sanadood ahayd ee u dambaysay. waxana ay ugu baaqeen wasaaradaha kale iyo hay’adaha dawladu inay ku daydaan waxqabadka ay gobolkaasi ka muujisay wasaaradda caafimaadku.

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here