Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Md Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa maanta waxa uu Ardayda Jaamacada Alpha University Qaybteed Magaalada Berbera kala qayb galay Xaflada Qalinjebinta Jaamacada oo maanta lagu qabtay Hotelka Maansoor ee magaalada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan
https://youtu.be/wNAAO0IzXSg
HargeisaPress News Desk — Hargeysa