Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Dalada SONSAF Maxamed Axmed Maxamuud (Barwaani)ayaa ka hadlay Ujeedada shir ay Caasimadda Hargaysa ku qabteen, waxaanu sheegay in dalal badan oo Africaan ahi ay ku burbureen Muran iyo buuq la geliyey soo saarista kheyraadka dabiiciiga ah.
Halkan Hoose Ka Daawo
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com