DAAWO: Baarlamaanka Somaliland oo Ansixiyey Wareegtadii Madaxweynuhu Ku Casilay Gudoomiyahii Maxkamada sare

0
930

Hargeysa, (HargeisaPress) — Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wareegtadii Madaxweynaha JSL xilka kaga qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda sare Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil Cali.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here