Gabiley — Ciyaartii Sagootinta Ahayd Ee ayaa dhex martay Kooxda Wasaarada Horumarinta Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Gabilay ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Maxamed Faarax Magaalada Gabilay.
Ciyaarta Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Badhasaabka Gobolka Gabilay, Maayarka Gabilay, Gudoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada, Macalinka Iyo Ku Xigeenka Kooxda Wasaarada Maaliyada Iyo Sidoo Kale Marti Sharaf Dadweyne Iyo Waliba Labada Kooxood.
Ciyaartasi oo ay 4-3 guushu ku raacday kooxda Wasaarada Maaliyada halkan hoose ka daawo siday u dhacday
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa