Ciyaar Sagootinta Ahayd Ee Loo Sameeyey Kaptanka Xulka Gobolka Gabilay + SAWIRRO

0
2091

Gabiley — Ciyaartii Sagootinta Ahayd Ee ayaa dhex martay Kooxda Wasaarada Horumarinta Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Gabilay ayaa Ka Qabsoontay Garoonka Maxamed Faarax Magaalada Gabilay.

Ciyaarta Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Badhasaabka Gobolka Gabilay, Maayarka Gabilay, Gudoomiyaha Kooxda Wasaarada Maaliyada, Macalinka Iyo Ku Xigeenka Kooxda Wasaarada Maaliyada Iyo Sidoo Kale Marti Sharaf Dadweyne Iyo Waliba Labada Kooxood.

Ciyaartasi oo ay 4-3 guushu ku raacday kooxda Wasaarada Maaliyada halkan hoose ka daawo siday u dhacday

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO

Kaptanka Xulka Gobolka Gabilay ee Ciyaarta Sagootinta Ahayd loo sameeyay

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY