Cali Khaliif: “Anigu Bariga Dagaalbaan Ku Hayay oo Jabhad Ayaan Ahaa…”

0
736

Hargeisa (Hargeisa Press)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo ah Madaxda Khaatumo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xaflad ay ku qalalin jebinaysay Arday, ayaa wuxuu ka hadley arimo badan oo xaasaasi ah oo ay ka mid yihiin, Heshiiskii ay wada saxeexdeen Axmed Siilaanyo Madaxweynihii hore Somaliland iyo Maamulka Khaatumo, Jabhadnimadiisii, ka shaqaynta nabada iyo arimo kale oo xaasaasiya.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here