Burco (Hargeisa Press): Wasaaradda shaqo gelinta Somaliland ayaa magaaladda Burco 50 qoys maalgelin u samaysay.
Qoysaskaasi oo ah kuwo danyar ah ayay wasaaradu qaarna maalgelin u samaysay, kuwo kalena kordhin iyo shaqo abuur.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.