Badhasaabka Selel Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabka

0
418

Saylac (HP): Guddoomiyaha gobolka Selel ayaa ka warbixiay Khasaaraha ka dhashay Roobab maalmahan ka da’ayay deegaamo ka tirsan gobolkaasi, iyo degmadda Saylac, nawaaxigeedda.

 

Badhasaabka gobolka Selel, Mawliid Maxamed Nuur, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa sheegay in xaaladda guud ee gobolka Selel ay fiican tahay, nabad-geliyo ahaan.

 

Waxa kaloo uu badhasaabku tilmaamay in roobabkii maalmahan ka da’ayay gobolka Selel, in ay gaysteen khasaare kala duwan.

Kaasoo ay ka mid tahay in ay Daadadku baabiiyeen dhul-beereedyo aa du fara badan.

DAAWO: Badhasaabka Selel Oo ka Hadlay Khasaaraha Roobku Gaystay:


 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here