Gabiley,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Kormeer Guud Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Maaliyada , Waxbarashada , Caafimaadka , Boosaha iyo Isgaadhsiinta , Shaqada iyo Arimaha Bulshada , Wasaarada Diinta iyo Waqaafta , Ciyaaraha , Xanaanada Xoolaha ,Deeganka , Beeraha Warshadaha , Ganacsiga , Dib U Dejinta , Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Guriyanta ,Wakaalada Biyaha.
https://youtu.be/aexkfcAMsOM