“Anigoo Ah Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse, Waan Soo Dhawaynayaa Suldaanka Beesha Ciise Muuse”..Suldaan Ismaaciil

0
2487

Hargeisa (Hargeisa Press) — Suldaan guud ee beesha Sacad Muuse Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan ayaa si weyn u soo dhoweeyay Suldaanka cusub ee Beesha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Xaaji Cali Kooshin oo doawaan kursiga saldanada aabihii ka geeriyooday loo cumaamaday.

Suldaan Ismaaciil oo hadal ka jeediyay madal casuumad loogu sameeyay Suldaanka guud ee beesha Ciise Muuse ayaa Suldaan cusub ugu duceeyay in ilaahay xilka ku asturo, ayna soo dhawaynayaan hadii ay yihiin madaxdii dhaqanka ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here