Hargeysa,(HargeisaPress)– Baninga caalamiga ah ee Amal Bank ayaa Afur u qaybiyay dadweynaha ku dhaqan magaaladda Hargeysa.
“Ka Amal Bangi ahaan waxaanu bilaabi doonaa, barnaamij Afurin ah oo aanu siin doono dadka ku dhaqan magaaladda Hargeysa.”Khaalid xaaji Aadan Maamulaha Suuqgeynta iyo barnaamijka My Cash ee Bangiga Amal.