Hargaysa (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiya Somaliland ayaa xilkii u kala wareejiyay Agaasimihii Hore ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Maxamed Aadan ilkacase iyo Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne biixi usoo Magacaabay Wasaarada ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDII XAFLADDA