Hargaysa (HP): Agaasime waaxeedyadda wasaaradda waxbaraashada Somaliland ayaa soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaaday.
Sidoo kale waxay falan qayn iyo qorsheyaal ka yeesheen waxyaabaha ay doonayaan in ay u hirgalaan sanadkan curtay.
Kulan arrimahaasi lagu gorfaynayay oo maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa waxaa furay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Abokor.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.