Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu kaga waramay arrimo ay ka mid yihiin Diiwaangelinta Madaniga ah iyo ta Codbixiyeyaasha ,Doorashooyinka, iyo Amniga .
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com