Daawo Sida Loo Ciiday Magaalada UMEÅ ee gobolka Västerbotten Sweden Iyo Somalida Magaaladaasi Oo Si Wayn iskugu Soo Baxay

0
1194

UMEÅ, (HargeisaPress) —Magaalada UMEÅ ee gobolka Västerbotten ee Dalka Sweden ayaa si wayn looga ciiday maalintii ciidal fidriga, waxaana goobaha lagu tukado iskugu soo baxay boqolaal somali ah oo ku nool magaaladaasi.

 

Dadweynaha ku dhaqan Magaalada UMEÅ ee gobolka Västerbotten ayaa waxa ka dhex muuqday Badhasaabkii hore ee gobolka gabiley Mr. Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib).

13625320_1167710823295529_863649267_n

13599639_1167711509962127_461182950_n

khau

13608036_1167711039962174_157410003_n

13608136_1167710936628851_1423169917_n

13617413_1167711263295485_1161233326_n

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here