Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dagaalkii gacan ka hadal ahaa ee maanta ka dhacay golaha wakiilada Somaliland iyo waliba muranka ka taagan jagada gudoomiyaha wakiilada Somaliland.
sidoo kalena wasiirku waxa uu eedaymo usoo jeediyey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.