Xisbiga Waddani oo Ka Deyriyay Xaalada Saldhigyada iyo Hab-dhaqanka Booliska

0
1008

Hargeysa (Hargeisa Press) — Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa waxaa uu si weyn uga deyriyay xaalada Saldhigyada Booliiska Somaliland, hab-dhaqanka ciidanka iyo xaalada maxaabiista lagu xidho.

Warbixin uu soo saaray xisbiga Waddani, ayaa waxaa ay diirada ku saareen, xaalada cuntada ay helaan maxaabiista saldhigyada ku jirta.

Geesta kale, waxaa kale oo uu xisbiga Waddani warbixintiisa uu diirada ku saaray cidhiidhiga saldhigyada Somaliland, mudada baadhista danbiyada, siyaasadaynta booliiska iyo hab dhaqanka ciidanka booliiska.

Hoos ka akhriso warbixinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here