Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay in xalay ay magaalada Addis-ababa ee caasimada Dalka Itoobiya uu kulan ku dhex maray madaxwaynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.