Muqdisho (Hargeisa Press) – Xisbiga Cahdi oo ka mid ah xisbiyada ka jira Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaalada guud ee Soomaaliya.
Sidoo kale, Xisbiga Cahdi oo yeeshay shirkiisii todobaad laha ahaa ayaa ka hadley doorashooyinka Soomaaliya ku soo wajahan.