Xildhibaan Mahdi Guuleed “Xeerka NISA waxaan Ka Soo Dheeganay Somaliland…”

    0
    828

    Muqdisho (HP): Raysal wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in sharciga nabad-sugida DF Soomaaliya qaybo ka mida ay ka soo xigteen Somaliland.
    Xildhibaan Mahdi Guuleed, oo maanta ka hor hadlayay golaha shacabka federaalka Soomaaliya oo uu ka tirsan.

    Iyadoo na ay golaha shacabka Soomaaliya ka socoto doodda xeerka haayadda nabad-sugida qaranka dawladda federaalka Soomaaliya, ee magaceedda loo soo gaabiyo NISA.

    Waxaanu tilmaamay xildhibaanku in markii ay diyaarinayeen shariciga Nabad-sugidda Soomaaliya ay la eegneen ama bar-bar dhigneen waddamada jaarka la ah oo ay Somaliland ku jirto.


    Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here