Xasan Sheekh Maxamuud oo Sheegay Inaan Somaliland Lagu Khasbi Karin Midnimo Ay La Gasho Soomaaliya

0
1049
Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho (Hargeisa Press) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley Culaysyada dublamaasiyadeed ee xukuumadda uu hogaamiyo Farmaajo ku hayso Somaliland.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay dood lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaan Somaliland lagu khasbi karin midnimo ay la galaan Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in aan Somaliland lagu soo dhawaysan karin dagaal dublamaasiyadeed ama dowladda hadba ay xidhiidhka la samayso xidhiidhka loo jaro oo ay arintaasi sii fogaynayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here