HARGEISA , (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo manta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu shaaca ka qaaday ina la jabsaday qasanadii lacagta ee tvga qaranka sidoo kalena waxa uu sheegay qadarka lacagta ah ee lagala baxay qasnada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa