Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL Marwo Kaltuun Sh Hassan Abdi ayaa maanta si Rasmi ah ula wareegtay xilkii Wasaaradda.
Munaasabadda xil-wareejinta waxaa ka qeybgalay wasiiro,Xildhibano, shaqaalaha wasaarada iyo marti sharaf kale.
DAAWO Khudbaddii laga jeediyay munaasibada.