Hargeysa (HargeisaPress) —Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland iyo Hay’adda Save the Children oo iskaashanaya, ayaa Magaalada Hargaysa ka furay kulan lagu dhiirigelinayo Carruur yar-yar oo soo ogaatay Ubad duruufaysan. Waxaana ka hadlay kulankaas Masuuliyiin ka kala tirsan Wasaaradda iyo Hay’addaas.
Waxaannu Warbixinta ku saabsan warkaas oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRO