Faysal Cali Waraabe: “Waddani waa xisbi qaawan oo qabiil ah”

0
632
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

Hargeysa (Hargeisa Press)- Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uu Somaliland baray Cirro, kuna hagay siyaasada qaranka, waxaanu ka waramay wuxuu ka aaminsan yahay Cirro iyo Xisbiga Waddani.

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya Xisbiga Waddani, waxa uu yidhi, waa “Xisbi qaawanoo oo qabiiloo ah. Cirrona waa nin. “reekoodu doonayo inuu kursi saaro  taas suurtagal ma aha.”

Wuu ku mahadsanyahay Feisal runta uu  sheegay! Laakiin dad badan oo Cirro taageersan runta ma jecla, waana dad u shaqeeya sidii “Herd mentality”.

Goorma ayey dadweynaha Somaliland ee qabiil “addoonka” u ah ay maskaxdooda xoroobi doontaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here