“Ucid Maanta waxay ku Biirtay Kulmiye Oo Muuse ayey Dhisaysaa, Cirro 2002-dii waxa uu ahaa Safiirkii Somaliya,

0
1165

Gabiley,(HargeisaPress) — Afhayeenkii hore ee Ucid Garabka Jamaal. Sakeeriye Rashiid ayaa maanta ka hadlay soo dhaweyntii Jamal cali xuseen ee Gabiley ”Ucid Maanta waxay ku Biirtay Kulmiye Oo Muuse ayey Dhisaysaa, Cirro 2002-dii waxa uu ahaa Safiirkii Somaliya, Gobolnimada Gabiley Xildh. Saleeban Cali Koore ayaa saxeexaya ee haloo doorto Booska Cirro”.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here