Taliyaha Qaybta Booliska Sool Oo Ka Warbixiyay Dilkii Xalay

0
595

Laascaanood (HP): Taliyaha qaybta ee Ciidanka Booliska gobolka Sool ayaa ka war bixiyay dilkii xalay loogu gaystay magaalada Laascanood nin iyo Xaaskii oo ay dablay hubaysi dileen.
Waxaanu taliyuhu sheegay in ciidanka boolisku ay si deg deg ah uga jawaabeen markii dilkaasi dhacay, isla markaana ay goobtii dilku ka dhacay ka hawl galeen.
Taliyaha oo maanta warbaahinta la hadlay waxa kaloo uu xusay taliyuhu in laba qof loo qabtay dilkaasi, iyadoo ay ciidamadu ku hawlan yihiin baadhista dilkaasi.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here