TACSI .WAXÀAN TACSI UDIRAYAA DHAMAAN QOYSKII QARAABADII IYO ASXAABTII GEERIDA NAXDINTA BADAN EE TIMI ALLA HA U NAXARIISTEE MARXUM XUSEEN MAXUD CAWAALE (GACMA DHEERE) ILLAAHA RAXMAANKA AH WAXAYNU. UGA BARYAYNAA NAXARIISTII JANO FARDOWSA INUU EEBE KA WARAABIYO DHAMAANA SAMIR IYO IIMAN SAADIQA INAGA WADA SIIYO ADOON AAD UKHAYR BADAN OO GANACSATADEENA RUKUMADA U MUHIIMSANBU AHAA ALLOW ERGADA NAQA AQBAL AAAMIIN AAMIN