SOMALILAND: Afur kalkaal Dadkaaga baahan u adeeg

0
271

Hargeisa– Kalkaal Charity and Development Organisanation oo ku midoobeen Dhalinyaro mutadawiciin ah oo isku xilqaanta quudinta dadka danyarta ah, kuwa xanuunka dhimirka qaba gaar bisha barakaysan ee 🤨 Ramadaan.

Dhalinyartani waxay kormeeraan oo ay booqdaan guryaha dadka danyarta ah waxaanay soo ururiyaan xog ay ku hawlgalaan Waana Sanadkii lixaad ee ay hawshan ku guda jiraan.

Waxaan allah ka baryaynaa intii la baxday saddaqadaas in allah halkay kasoo saareen wax wayn ugu badalo.

Haddaba waxaan ka codsanayaa inta jecel inay bixiso in bishan khayr ka badan Sadaqada naftooda ilmahooda iyo waalidkoodaba kula baxaan xiligan adag iyo dadka ku haboon.

namberada xaga sare ka muuqada kala sooo xidhiidh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here