Shirkadda Telesom Group oo ka qayb-gashay bandhigga carwada Maalgashiga iyo wax-soo-saarka

0
1146

Hargeysa (Hargeisa Press)- Shirkadda Telesom Group, ayaa maanta si weyn uga qayb gashay bandhigga Carwada Maalgashiga iyo wax soo saarka Warshadaha Somaliland ee ay soo agaasintey Wasaaradda Maalgashiga iyo Horumarinta Warshadaha Somaliland.

Shirkadda Telesom, ayaa soo bandhigtey adeegyadeeda kala duwan sida SIM Cards, Telesom Fiber Internet. Adeegyada IoT oo uu ugu horreeyo adeegga Ila-Soco, Cloud Solutions, Adeega IVR, ZAAD for Enterprises.

Ku xigeenka Madaxa Hawlgelinta Shirkadda Telesom, Maxamed Isaaq Cilmi, ayaa ka hadlaya qaybo ka mid ah adeegyada kala duwan ee ay shirkaddu  ku soo bandhigayso Carwada Maalgashiga iyo wax soo saarka Warshadaha Somaliland.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here