“Qoladda Xidigaha Geeska waxaynu uga baahan nahay wax soo saar”…

0
505

Hargaysa (HP): Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

Shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen agaasime-waaxeedyadda wasaaradaasi waxaa furay wasiirka warfaafinta Saleebaan Cali Koore.

Wasiirka oo hadal ka jeediyay furitaanka shirkaasi waxa uu  sheegay in ay muhiimadda koowaad siinayaan saddex waaxood iyo qaybta xog ururinta. Wax dadka iyo dalkaba anfaca.

DAAWO: Khudbadii Wasiir Koore:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here