Prof Samater: “Soomaaliya waxay la degi laadahay nabad-galyo la’aan”

0
1314

Hargeysa (Hargeisa Press)- Prof: Axmed Ismaaciil Samater oo ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac, ayaa waxaa uu ka waramay mihiimada ay leedahay nabad gelyadu iyo dhibaatada nabad geliyo la’aanta.

Axmed ismaaciil Samater, ayaa sidoo kale waxaa uu is barbardhig ku sameeyay nabad gelyada ka jirta Somaliland iyo amni la’aanta ka jirta Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in aanay umadi ama magaalooyinku socon karayn hadii ay jirto nabad gelyo la’aani.

Axmed Ismaaciil Samater, ayaa waxaa uu dhinaca kale soo bandhigay Lacagihii badnaa ee kaga baxay Amnigiisa, xilligii uu joogay Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here