Hargeisa (Hargeisa Press) — Mujaahid Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee taliskii Siyaad Bare dilka ku xukumay, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Sidoo kale, mujaahid Cabdi Ismaaciil ayaa dhaliilo u jeediyay Maamulaha Shirkada Daabacaada ee Sagal Jet Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar.
https://youtu.be/sBx2cUgyuHY