Geedka dabacasaha oo noqday hub cusub oo lagula dagalamo kansalka ku dhaca qanjidhka prostrate ka , cilmi baadhayal ka tirsan jaamacada yole ee dalka maraykanka ayaa ogaday in dabacasuhu yahay daawo si awooda badan lagula dagaalami karo kansalka ku dhaca qanjidhka xiniiyaha ee prostrate ka .
Wargaysa Daily Mail ee ka soo baxa dalka ingiriiska oo natiijda cilmi baadhista caafimaad baahiyay ayaa sheegay in baadhitaano xeeldheer ka dib ay cilmi baadhayaashani ogaadeen in qofka si joogto u isticmaala cuntooyinka qaniga ku ah vitamin A ay hoos u dhigi karaan khatarta kansarku ku yeelan karo inuu dhax galo qanjidhka prostrateka xiniiyaha taas oo daaha ka rogtay markii warkaasi soo baxay aadna looga soo dhaweeyay aduunyada inteeda kale .
MUUSE HUSSIEN HASSAN