Gabiley (HP): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo maamulka Gabiley iyo ka degmadda Gabiley ayaa maanta kormeer ku soo maray Dugsiga Sarre Ee Qalax Secondary School.
Kadib safar uu maanta wasiir ku xigeenka waxbarashadu ku tegay gobolka Gabiley ayaa sidoo kale dhagax dhigay 6 fasal oo lagu kordhinayo dugsiga sarre ee Qalax.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.