Boorama , (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo booqasho ku jooga gobolka Awdal Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Wadada Marta Halbawlaha Magaalada Borama Oo Dayactir Lagu Samayey Sidoo Kalena Madaxweyne Ku Xigeenka Somliland Waxa Uu Aqalkiisa Ku Booqday Abwaan Afgudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya.
Warkaas oo dhameystirani waa kan hoose ee daawasho haboon:
HargeisaPress News Desk — Hargeysa