Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Soo Kormeeray Dekadda Berbera

0
300

Berbera (HP): Madaxweyne ku-xigeenka JSL C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), oo socdaal shaqo ku maraya gobolka Saaxil, ayaa maanta soo kormeeray dekadda weyn ee magaaladda Berbera.

Waxaanu madaxweyne ku-xigeenku soo indha indheeyay hanaanka ay u socotay shaqadda dekadu, iyo sidoo kale qaabka Maraakiibta looga dejinayo badeecadaha kala duwan ee ay sidaan.

DAAWO: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here