Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminaayey oo dalka kusoo laabtey

0
1150

Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Imaraadka Carabta ayaa galabta si nabad gelyo leh ugu soo laabtay dalka iyagoo guulo waa weyn ka soo hooyey safarkaasi .

Madaarka Cigaal International waxaa madaxweynaha iyo waftigiisa ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland iyo xubno door ah oo ka tirsan xukuumada.

Nuxurka  guulaha ka soo baxay safarka Madaxweynuhu ku tagay dalka Imaaradka Carabta waxaa warbaahinta uga xog waramay wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo Wasiirka madaxtooyada.

Waxaana ay hoosta ka xariiqeen in Guulaha safarkaasi laga soo hooyey ay dhawaan ka muuqaan doonan xukuumada Wadajir iyo Waxqabad.

May be an image of 8 people and helicopter

May be an image of 2 people, dais and text

May be an image of 4 people

May be an image of 4 people and wedding

May be an image of 4 people and text

May be an image of 4 people, aircraft and text

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here