Hargeisa (HP): Maareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Somaliland, Axmed Ibraahim Cabdi, ayaa saaka hortagay guddida joogtada ee golaha guurtida Somaliland.
Maareeyuhu markii uu xarunta aqalka golaha guurtida soogaadhay waxa ku soo dhaweeyay guddoomiyaha guddida joogtada ee golahaasi Xildhibaan Dayib Xasan Axmed.
Intaas kadib waxa uu xog-waran la xidhiidha Kaydka Haamaha Shidaalka siiyay guddida.
DAAWO: Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.