Maamulka Dawlada Hoose Degmada Gabiley Oo Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Go’aan Kaga Gaadhay Xaalada Biyaha Gobolka Gabiley

0
850

Gabiley, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta golaha deegaanka degmada gabiley ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxay go’aan ka gaadheen xaalada biyaha gobolka gabiley, iyaga oo maamulkuna sheegay inay la wareegeen maamulka iyo gacan ku haynta shirkada Sam-sam ee iyadu gacanta ku haysa biyaha magaalada gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here