Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa furay kulan lagu falan qaynayo xeerka saxaafadda Somaliland.
Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa, waxaa soo qaban qaabisay wasaaaradda warfaafinta Somaliland.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay wasiirro, madaxda ururka SOLJA, daneeyeyaasha saxaafadda iyo haayado kale.
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.