Hargeysa (HargeisaPress)- Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxa uu goor dhawayd jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha golaha dhexe ee Xisbigaasi Xasan Siciid oo uu sheegay in aanu ku hadli karin afka xisbiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka